Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka Dowlad goboledka Jubbaand ayaa Beeralayda deegaanka Buulo-Gaduud ee waqooyiga Magaalada Kismaayo u qabatay tababar kaas oo lagu baranayay sidii xal loogu heli lagaa fatahaadaha soo laablaabtay iyo cayayaanka wax yeeleeya talagyada beeraha.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa
Audio Player