Tababar ku saabsan Tallaalka iyo sidii lagu gaarsiin lahaa Deegaanada fog oo laga furay Gaalkacayo.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug oo kaashaneysa hey,ada unicef ayaa ka furtay Magaalada Gaalkacyo tababar la xiriira Tallaalka iyo sidii lagu gaarsiin lahaa deegaanada ka fog magaalooyinka waa weyn ee miyaga ah.

Tababarkan ayaa socon doono mudo laba maalmood ah waxaana ka qeyb galaya howl wadeeno caafimaad oo ka kalayimid degmooyinka xarar dheere gaalkacyo iyo habyo oo katirsan gobolka mudug waxaana howl wadeenada labarayay talaalka caruurta ka yar shanta sano.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa