Tababar ku saabsan tabinta wararka arrimaha dhalinyarada oo kafurmay Kismaayo.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo kusabsan habtabinta wararka la xariiri arimaha dhalinyarada ayaa kismaayo loogu qabtay qaar kamida wariyaasha kismaayo iyo dhalinyarada kismaayo waxaana soo qabanqaabiyay ururka saxafiyiinta Jubbaland.

Waxaa ka qeyb galay daahfurka tababarka wasiirka wasaarada warfaafinta Jubbaland masuuliyiin ka tirsan ururka saxafiyiinta Jubbaland.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa