Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-IWasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Puntland Mudane Maxamed Cabdullahi Axmed Libaaxe ayaa magaalada Garoowe ka daah furay tababar ku saabsan sidii loo hormarin lahaa dhaqashada Xoolaha iyo wax soo saarka Calafka Xoolaha oo ay ka faa’idaysanayaan Xoolo-dhaqato beeraleeyda deeganno ka tirsan gobolada Bari iyo Nugaal kaasoo socon doona muddo 20 maalmood ah.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya.