Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Magaalada Berbera kuqabatay tababar kur loogu qaadaayey wacyiga dhalinyarada islamarkaana ku saabsan amniga iyo doorka aay kaqaataan dhalinyarada
Waxa ka qeyb galay furitaanka tababarka agaasimaha waaxda Dhalinyarada ee wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Mustafe Cali Nuur iyo isduwaha wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland gobolka Saaxil Shaafici Jaamac Aadan.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya