Tababar ku saabsan Nabadeynta Bulshada Oo Loo qabtey Culimada Degmada Baraawe.

0
51

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan u Furmay qaar ka mid ah Culimaa’udiinka, odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka Degmada Baraawe ayaa inta uu socdo lagu baran doonaa Doorka Culimaa’udiinka,odayaasha Dhaqanka ay ku leeyihiin Nabadeyta iyo dibu heshiisiinta Bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa