Tababar ku Saabsan Maareynta dhul daaqsimeedka Oo loo qabtey Beeralayda Degmada Doolow

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda aadan barre ali madaxa mashaariicda iyo xidhiidhka hay’adaha cabdi Qani xasan iskuduwaha xanaanada xoolaha dawlad goboleedka jubaland ee degmada ayaa daahfuray tababar ku saabsanaaa maaraynta dhul daaqsimeedyada degaanada uu ka socdo mashruuca oo ay taabagalinayso hay’ada copy ee xafiiskeeda degmada doolow.

Tababarka ayaa ka faa’iideesanaya gudiyada ka hortaga musiibooyinka dabiiciga gudiga xalinta Khilaafaadka gudiga hormarinta ee ka dhisan dhamaan toddobada tuulo iyo qaybaha kale ee ururada bulshada.

Fardowsa Axned Cabdi. ayaa ka warramaysa