Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababbarkaan loo furay Guddoomiyeyaasha Waxbarashada Gobollada iyo Degmooyinka kuwaasi oo ka faa’iidaysanaya dugsiyada maamul-daadijinta mashruuca (JPLG).
Dugsiyadaas oo dhawaan lagu wareejiyey Maayarrada degmooyinka gobollada sida Boosaaso, Qardho, Garowe iyo Galkacayo ayaa waxaa lagu ammaanay sida wacan ee ay u maamuleen isuguna taxallujiyeen sida uu mashruucan uu u noqon lahaa mid hirgala.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa