Tababar ku saabsan kor u qaadida aqoonta ganacsatada Xoolaha iibiya oo ka furmay Baydhabo

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo uu furay Wasiirka Wasaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad Gobaleedka KGS Wasiir Sandheere Iftiin ayaa inta uu socdo waxaa loogaga hadli doonaa isku xidhka xoolad haqatada Soomaaliyeed ee suuqyada waawayn qorsho howleedka ganacsiga adeegsiga maalgalinta wax soo saarka xoolaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya