Tababar ku saabsan ka hortagga Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-WWasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar kamida shaqaalaha Wasaaradaha kuwaas oo mudo saddex cisho ah lagu siin doono casharo ku saabsan tacadiga ka dhanka Haweenka iyo carruurta.

Qorshaha Barnaamijka ayaa ah wacyi galin bulsho ah taa oo looga goleeyahay ka hortaga dhibaatada gaarta Haweenka iyo Carruurta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaysa