Tababar Ku Saabsan Isku Xirka Ganacsatada Iyo Beeralayda Oo Baydhabo ka dhacay.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xananaada Xoolaha dhirta iyo daaqa KG Sandheere Maxamed Iftiin ayaa Dah-furey Shir ku saabsan isku-xirka daryeelayaasha Caafimaadka Xoolaha, ganacsatadda soo saarta Calafka Xoolaha iyo Bangiyada Ganacsiga ee kashaqeeya Horumarinta Xoolaha ayaa ka furmay Magaalada Baydhabo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya