Tababar ku saabsan isku dhafka maareynta biyaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah furtay tababar ku saabsan isku dhafka maareynta kheyraadka biyaha .

Tababarkan oo loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda iyo qaybaha kale ee bulshada rayidka ayaa waxa uu socon doono mudo 5 maalmood ah, inta uu socdo tababarkaan ayaa waxa lagu qaadan doonaa cashiro la xiriira isku dhafka iyo mareynta kheyraadka dabiiciga ah iyo biyaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya