Tababar ku saabsan Ilaalinta Mashaariicda oo laga daah furay Magaalada Kismaayo.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Dowalda Jubbaland Caydiid Suleymaan Xaashi oo uu wahelinayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlada Jubbaland ayaa xarunta Wasaaradda tababar muhiim ah uga daahfuray kooxo matalayay Deegaannada Biroolle iyo Janaa-cabdalle oo hoos taga Degmada Kismaayo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa