Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa uga daahfurtay qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada tababar kusaabsan muhiimada ilaalinta duurjoogta.
furitaanka tababarka waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan wasaarada deegaanka Somaliland iyo marti Sharaf kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya