Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS ayaa machadka sare ee tababarka iyo hormarinta sharciga dalka ka dahfuray tababarka ku Saabsan Sara u qaadista sharciga dalka waxana tababarka ka faaiideysanaha xubno ka socday wasaradaha kala duwan ee Dowladda iyo masuuliin ka socday heerarka kala duwan ee bahda Caddaalada dalka.
Fardowsa Axmed Salaan. ayaa faah-faahineysa