Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta dhaqaalaha eee maamulka Soomaliland ayaa Magaalada hargeysa ka daah furtay tababar ku saabsan horumarinta iyo qiimaynta shaqada iyo shaqaalaha kaasi oo loo qabtay agaasimayaasha Wasaaradda maaliyada ee maamulka Soomaliland.
Tababarkaan oo socon doono mudo 5 maalmood ah ayaa waxa shaqaalaha lagu bari doonaa habka maamulka toosan iyo qiimaynta shaqada iyo shaqaalaha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya