Tababar ku saabsan helidda xog uruurin caafimaad oo saxan oo laga daah-furay Muqdisho.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Agaasinka caafimaadka Gobolka Banaadir Dr Cabdiraxman Axmed Maxamud ayaa maanta howl wadeeno ka socda Isbitaalada gaarka loo leeyahay ee Magaalada Muqdisho uga furay tababar ku saabsan sidii loo heli lahaa xog aruurin caafimaad oo saxan taasi oo sahli doonto in si dhimeestiran loo ogaado warbixinada Adeeg bixinta Talaalka iyo xogaha Dhalashada iyo Dhimashada.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya