Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho tababar uga furay 30 saxafi oo kala socda warbaahinta dalka.Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixin inooga diyaariyey