Tababar ku saabsan gargaarka deg deg ah oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa Tababar ku saabsan gar gaarka deg-dega ah ugu qabatay Magaalada Hargeysa shaqalaaha Wasaaradaasi.

Tababarka oo aay Bixinayaan ururka sofa ayaa shaqaalaha Wasaaradda lagu bari doonaa siduu ubadbaadi laha naftiisa iyo tan bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya