Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryaynta Dowlada Koonfur galbeed Mudane Daahir Cabdi Cabdullaahi ayaa Magaalada Baydhabo ka dahfuray Tababar ku saabsan Farsamada Dhismaha Wadooyinka kaasi oo loo qabtay qaar ka mid ah shirkadaha dhisa wadooyinka, waxaana tababarka uu socon doonaa mudo Seddax maalimood ah.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya