Tababar ku saabsan diyaarinta Cilmi barista oo ka furmay Magaalada Muqdisho.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS iyo Machadka caafimaadka qaranka ayaa Magaalada Muqdisho ka furay tababar ku saabsan diyaarinta Cilmi baarista.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa tababarkan ku saabsan diyaarinta cilmi baarista iyadoona ay ka faa’iideysan doonaan Khubarada Caafimaadka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya