Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Arimaha Dibada XFS Abshir Cumar Jaamac ayaa ka qeyb galay Munaasabad Tababar loogu soo xidhayay 50 Qof oo bartay Diblumaasiyadda iyo hab maamuuska kuwaasi oo iskugu jira Shaqaalaha Wasaaradda iyo Haa’yadaha kale ee Dowlada.
Munaasabadan oo lagu qabtay gudaha xarunta Wasaaradda Arimaha dibada ayaa lagu sagootinayay Dicfadii 11-aad ee ka baxda Machadka Diblumaasiyadda iyo Tababarada ee Wasaaradda Arimaha dibada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya