Tababar ku saabsan dib u adeegsiga Habdhigaalka iyo Horumarinta Afka Soomaaliliga oo lagu qabtay Muqdisho.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada muqdisho ayaa tababar loogu qabtay ku dhawaad boqol Macallin oo dhiga maada Afka Soomaaaliga tababarka ayaa inta uu socdo lagu bari doona macalimiinta dib u adeegsiga Habdhigaalka iyo Horumarinta Afka Soomaaliliga waxaana soo qaban qaabiyey tababarka akademiya goboleedka af soomaaliga (Aga).

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegaya