Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliska Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland oo kaashanaya Hay’adda UNODC ayaa kulliyadda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Gen. Cali Nuur Garoowe tababar uga furay 30 askari oo katirsan ciidanka Asluubta Dowladda Puntland.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya