Tababar ku saabsan daba-galka iyo daraasaynta Cudurada Xoolaha oo lagu soo gunaanaday Muqdisho

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee casimaada dalka ayaa lagu soo gab gabeey tababar ku saabsan daba galka iyo daraasaynta Cudurada Xoolaha kaasoo socday muddo 15 maalmood ah, waxana ka qeyb galay howlwadeennada wasaaradda xanaanada xoolaha Soomaaliya.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya