Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan ku saabsan Curinta Wadaxaajoodka Bulshada iyo bahda Cadaalada ee ka Furmey Magaalada Kismaayo ayaa ka qeyb galaya Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo bahda Cadaalada Jubaland si looga wada hadlo habka ay kuwada shaqeyn karaan.
Agaasimaha waaxda Qorsheynta Wasaada Cadaalada Arimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kaafiya Abadullahi Naaleeye ayaa ugu horeyn ka warbixisey Muhiimada u leeyahay Bulshada Tababarkan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya