Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay wehelinayeen Masuuliyiin kale ayaa tababar ku saabsan cudurada iyo nafaqeynta xoolaha usoo xiray qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaas.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya