Tababar ku saabsan Caymiska Xoolaha oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
156
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkaan oo loo qabtay dadka xoolo dhaqatadda ah ee kunool deegaanada Jubbaland ayaa lagu barayaa wacyigelinta ceymiska xoolaha, waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda xanaanadda xoolaha, dhirta iyo daaqa Jubbaland oo kaashanaysa Bangiga adduunka.
Ujeedada tababarkaan ayaa ah in xoolo dhaqatadu ay fahmaan sida ceymiska xoolaha loo sameeyo taasoo muhiim u ah maadaama ay abaaro soo noq noqday saameyn ku yeesheen.
Wasaaradda oo ka duuleysa inay dadka xoolo dhaqatada ah ay helaan hab ceymis ah haddii ay abaaro dhacaan ay tababar u qababatay xoolo dhaqatada Jubbaland kaas oo lagu baraayo ceymiska xoolaha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya