Tababar ku saabsan barashada dastuurka iyo wadaniyad oo lagu qabtay Hargeysa

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan Barashada Dastuurka iyo Wadaniyada , waxaa soo qaban qaabisay waasarada Xiriirka goloyaasha iyo Arimaha Dastuurka ee maamulka Soomaliland.

Tababarkaan oo loo qabtay shaqaalaha wasaarada waxbarashada ee maamulka Soomaliland ayaa waxa uu socon doono mudo 3 Maalmood ah, waxaana shaqaalaha lagu bari doonaa cashiro la xiriiira Dastuurka iyo Wadaniyada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaya