Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo ku saabsan badqabka bukaanka oo loo qabtay howlwadeeno caafimaad oo ka kala socday Isbitaalada kala duwan ee Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah u soo agaasimay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumada Federaalka Soomaaliya, Isbitaalka Madiina iyo Midowga Umulisooyinka Soomaaliyeed iyadoo lagu qabtay Isbitaalka Madiina.
Ugu horeen waxaa furitaanka Munaasabada hadal ka jeediyay madaxa hubinta tayada iyo badqabka bukaanka ee Wasaaradda Caafimaadka Xassan Cali Cabdi.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya