Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada Maamulka Somaliland Xamze Cabdi Ibraahim ayaa magaalada Hargeysa ugu daahfuray tababar shaqaalaha u xilsaaran baadhista iyo hubinta badeecadaha soo gala deegaanada Maamulka Somaliland
Tababarkaan oo socon doono mudo 6 cisho ah ayaa inta uu socdo waxa lagu bari doonaa shaqalaha, aqoonta baarista iyo hubinta badeecadaha soo gala deegaanada maamulka Somaliland.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa