Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee shaqo galinta iyo arimaha qoyska ee maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray tababar kusaabsan arimaha dhallinyarada iyo sidiii warbaxin dhameeystiran looga heli lahaa baahiyahooda si wax looga qabto.
Tababarka waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland iyo masuuliyiin kasocoday Hay’adda unicef oo qayb kaqaadaneyso taaba galinta tababarkaan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa