Tababar lagu baranayay ka hortaga tacadiyada oo lagu qabtay Degmada Dhoobley

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul Insaanka Dowlada Jubbaland ayaa Degmada Dhoobley ka bilawday tababar aqoon karorsi ah midkaasoo loo qabanayay hay’adaha ka shaqeya arimaha tacadiga iyo xuququ insaanka sidoo kale waxaa qayb ka ahaa qaar kamdi ururada Haweenka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

.Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa