Tababar Aqoontooda kor loogu qaadayo shaqaalaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo.

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqada & shaqaalaha Jubbaland ayaa tababar ku saabsan horumarinta qorshaha shaqo ee afarta sano ee soo socto uqabatay qaar kamid ah hool wadeenada wasaarada  Naxwo Axmed Kadiye Ayaa warbixintan inoo eegaysa