Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka Daahfurey Tababar Aqoon Tooda Kor Loogu Qaadayo Xirfadlayaasha Caafimaadka kaasi oo socon doono mudo Laba maalmood waxaana Wasaradda ka caawisay Hay’adda Cafimadka Aduunka Ee WHO.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya