Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Haweenka Jubbaland ayaa soo xirtay aqoon kororsi socday Muddo 8 cisho ah kaasi oo lagu baranayay sidii ay Haweenku uga shaqayn lahaayeen Dowalad Dhiska.
Markii uu soo dhamaaday Aqoon korarsigu ayaa waxaa warbaahinta la hadashay Wasiirka Wasaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Juraarti.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya