Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Dawladda Jubbaland Mudane Ismaciil Axmed Garas ayaa Magaalada Kismaayo ka daah furey tababar loo qabanaayo Dhaqaatiirta iyo Bah-da Caafimaadka kale ee ka howl gala Magaalada kismaayo
Tababarkan oo socon doona mudo sadex maalmood ah ayaa waxaa iska kaashana Ururka Dhaqaatiirta Jubbaland iyo Wasaaradda cafimaadka Jubbaland.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya