Tababar aqoon kororsi ah oo loo furay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha arimaha bulshada ahna ku simaha Wasiirka ayaa maanta tababar u furay shaqaalaha Wasaaradda.

Tababarkan oo socon doona mudo saddex maalin ah ayaa loo qabtay howlwadeenada qaar kamid ah Wasaaradaha Jubbalaand sida shaqada iyo arimaha bulshada Haweenka iyo xuquuqul insaanka iyo Wasaradda Gargaarka waxaana lagu lafa guri doonaa mudada uu socdo tabarkan badqabka bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya