Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Gerijir oo dhowaan kamid noqotay Degmooyinka rasmiga ah ee gobolka Hiiraan ayaa bulshadeedu waxaa ay iska kaashadeen dhismaha taallo astaan u noqon doonta Degmada.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmadaas oo ay wehliyaan Bulshada Magaalada ayaa ka qayb-galay munaasabad lagu xarig-jarayay taalladan astaanta u ah Degmada Gerijir ee gobolka Hiiraan.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya