Suuqyada xoolaha ee Dhoobley oo laga dareemayo u diyaar garowga ciida.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saylada Xoolaha ee Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa laga dareemaya mashquul iyo sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha maadamaa fooda inagu soo hayso maalmaha ciida carafa iyo Xajka.

Isbadalka ku yimid qiimaha Xoolaha ee Suuqa ayaa waxaa loo sababeynayaa isku diyaarinta maalmaha Udxiyada ee bisha Carafa.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya