Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili lagudagalay tobanka danbe ee bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Suuqyada waa weyn ee Magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq xooggan oo ku aadan u diyaar garowga ciidul fidriga.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa