Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Guddiga Xoojinta Amniga iyo la shaqaynta laamaha Amaanka ee Magaalada Garoowe iyo Xubnaha Guddiga ayaa kormeer shaqo ku tagay suuqa wayn ee inji garoowe iyagoo sameeyay nidaamka iyo Habraaca Suuqa inta ka hartay Maalmaha Ciidka oo Bulshada Magaalada ka adeegnayaan qaybaha kala duwan suuqa.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya