Suuqyada Magaalada Dhoobley oo laga dareemayo Qudaar yari.

0
7

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare U Kac Balaadhan oo Dhanka Qudaarta ah ayaa laga Dareemayaa Suuqyada Qudaarta Lagu iibiyo Magaalada Dhoobley islamarkaana saameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqa Guud ee Suuqa iyadoo Sare U kacan ay ganacstadu u sababeeyeen Roobkii guga oo ka Da’ay kana curtay Guud ahaan Somaliya iyo sido kale dalka keenya oo ay qudaarta uga iman jidhtay Magaalada Dhoobley.

Ganacsatada iibisa qudaarta noocyadeeda kala duwan ayaa sheegay inay soo food saartay suuq xumo maadaama qudaarta noqotay mid kasii yaaraneysa gudaha Magaalada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa