Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha nool Jowhar oo laga dareemayo u Diyaar garoowga Munaasabadda Ciida

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilliga Ciida Carafada waa mid ka mid ah munaasabadaha ugu waaweyn ee bulshada Soomaaliyeed ay xoolahooda, gaar ahaan ariga, ay u iibgeeyaan suuqyada, Maalmo kooban ka hor ciidda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa