Sayladda lagu iibiyo xoolaha ee Deegaanka Dhoobley oo laga dareemayo hoos u dhac dhanka qiimaha ah.

0
243

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha lagu kala iibsado xoolaha nool ee Deegaanka Dhoobley ayaa laga dareemayaa hoos u dhac weyn oo ku yimid dhanka qiimaha taasi oo ay sababtay Roobabkii deyrta oo ku yaraa Deegaanka sida ay sheegeen dilaaleyda kala iibiya xoolaha nool ee Magaalada Dhoobley.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya