Suuqyada Dhoobley oo laga Dareemayo Qiimo koror ku yimid dalagyada Raashinka ee dalka ka soo go’a.

0
349

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada lagu iibiyo Dalagyada ka soo go’a dalka gudihiisa ee Magaalada Dhoobley ayaa waxaa laga daremayaa sare u kac balaadhan oo ku yimid qiimaha lakala siisto dalagyada noocyadooda kal duwan.

Qaar kamid ah ganacsatada iibisa dalagyada ka soo go’a dalka gudihiisa oo Radio Sanguuni lahadlay ayaa kawarbixiyay sabaha keenay in sara u kac uu kuyimaado dalaga, ka soo go’a dalka gudihiisa iyo midka dibada laga keenaba.

ganacsatada ayaa sheegay in sababta keentay ay tahay abaaraha wadanka ka dilaacay iyo sido kale sare u kaca ku yimid shidaalka oo saameeyay baabuurtii soo qaadaydsay dalaga.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya