Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xilli lagu gudo jiro bisha ramadaan ayaa suuqyada dharka ee magaalada dhoobley laga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoogan.
Waalidiinta ayaa u diyaar garoobay sidii qeyb muhiim ah ay uga qaadan lahaayeen farxadda caruurtooda marka la gaaro maalinta ciida.
Dhinaca kale ganacsatada ayaa soo camiray goobaha lagu iibiyo dharka wallow ay jiraan caqabado dhowr ah sida ay sheegeen ganacsatada deegaanka oo ay qeeb uga dhigeen abaartan saamaysay bulshada soomaaliyeed.Hadaba waakuwan qaar kamid ganacsatada deegaanka oo ka hadlay amuurahaasi.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya