Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inta Badan marka laga hadlo bulshada ku nool deegaanada koonfur Galbeed ee soomaaliya waxaa ay noloshooda Ku tiirsan tahay xoolaha iyo Beeraha, Waxaana dadka ku nool baadiyaha ay yihiin kuwa Magaalada u iibkeena xoolaha iyo dalaqyada uga soo go’a beeraha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya