Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa labaad ee ugu wayn Galmudug ee xoolaha lagu iibiyo ayaa Wasiiro ka tirsan Galmudug maanta ka dhagax dhigeen degmada Cadaado, Suuqan oo ay dhismahiisa hirgalineyso Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug ayaa dhagax dhigiisa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug Maamulka Degmada Cadaado iyo mas’uuliyiin ka socday Mashruuca Barwaaqo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya