Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacasatada iibisa hilibka geela ee Degmada Xamar weyne ayaa ka cabanaya suuq yari soo wajahday iyagoona u sababey in aan jirin cid ka iibsata hilibka maadama dhaqala xuma ka jirta dalka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa